{DAAWO AWIRADA} Ra’iisul Wasaare Kheyre ookulan Gaar ah Laqaatay Madaxa Xukuumadda Galmudug

0
93

xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa hoyga uu ka deganyahay Magaalada Dhuusamareeb waxa uu ku qaabilay Mdaxa Xukuumadda Gal-mudug, Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo hoggaamiyaha Ahlusunna, Macalim Maxamuud Sheekh Xasan.

Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa kulanka uu la qaatay Madaxa Xukuumadda Galmudug waxaa looga hadlay arrimo kala duwan,waxaana kamid ahaa sidii loo xalin lahaa Khilaaf u dhexeeya Madaxda sare ee Galmudug iyo sidii ay u dhici laheyd Doorashada maamulkaas.

Wararka ayaa intaas waxaa ay ku darayaan in Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre iyo Sheekh Maxamed Shaakir inta badan ay isku af-garteen qodobadii ay ka wada hadleen.

Kulankaas ka dhacay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa ka qeyb ka ahaa qaar kamid aha Golaha Wasiirada Xukuumadda iyo xubno ka tirsan Wafdiga Ra’iisul Wasaaraha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here