{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Waare oo Si adag Uga hadlay Dilkii Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Hiiraan

0
251

Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare Oo goordhow shir jiraaid ku qabtay magaalada Beledweyne ayaa wacad ku maray cid kastaa oo ka dambeysay Dilka Taliyihii Qeybta Boliiska Gobolka Gobolka Hiiraan Col Maxamed Mocow in la marsiin doono Cadaaladda.

Madaxweynaha oo ka tacsiyeynayay geerida Allaha u naxariistee marxuum Maxamed Mocow, ayaa qoyska taliyaha iyo Guud ahaan Reer Beledweyne ugu baaqay in ay isdejiyaan oo muujiyaan xasilooni waxaana uu u balanqaaday in cadaalad ay heli doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here