{DAAWO MUQAALKA} Shiikh Shaakir oo Faah Faahiyay Sababtii uu Xaaf uga Tagay Dhuusamareeb,

0
181

Madaxa xukuumada Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa sheegay in ay is qabteen Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale geele Xaaf  taas oo sababtay in madaxweyne xaaf uu isaga tago Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug

Shiikh shaakir ayaa sidaan yiri‘Aniga iyo Xaaf waan isqabanay , Waan Tageynaa Qofkii la Doortaan la shaqeyneynaa’

MUQAALKA HOOS KA DAAWO 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here