{DAAWO SAWIRADA} 26 June oo Caawa Laga xusay Magaalada Baladweyne

0
235

Munaadaba lagu xusayo 26 juun oo ah Maalintii ay Gobolada Waqooyi ee Dalkeenada Soomaaliyeed aay ka xoroobeen gumeystihii ingiriiska islamarkaana ay aheed maalintii Ciida Soomaaliyeed laga taago Calan Soomaaliyeed.

Munaasabada ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Taliska Guutadad shanaad qeybta 27 ee Ciidanka Xooga dalka Soomaliyeed ee ka howgalo Gobolka Hiiraan.

Xuska Caawa lagu qabtay Magaalada Baladweyne ayaa waxana ka qeyba galay Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan Cali Muxumed Caraale iyo Saraalkiil ka tirsan Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa aan walaalahanahay ee Jabuuti.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here