(DAAWO SAWIRADA) Kulan Lagu Taageereyey Musharaxa Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Hiiraan Oo Lagu Qabtay Baladweyne

0
224

munaasabadan Oo Eheed mid taageero Loogu muujinayey Musharaxa Ururka Dhalinyarada Gobolka Hiiraan Cabdinaasir Daahir Cilmi Ayaa Lagu Qabtay Magaalada Baladweyne Ee Xaraunta Gobolka Hiiraan Waxaana Munaasabada Kasoo Qeeyb Galay Dhalinyaro Haween Aqoonyahano Iyo Dhamaan Qeeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Kudhaqan Magaalada Baladweyne
Qaar kamida Dadkii Munaasabada Kasoo Qeeyb Galay Oo Kajiidiyey Hadalo Kooban Ayaa Waxa Ay Sheegeen In Musharaxan Uu Yahay Shaqsi Uqalma In Uu Hogaamiyo Dhalinta Gobolka Ayagoona Urajeeyey In Uu Kuguuleeysto Xilkan Uu Kula Baratamayo Ugu Yaraan Labo Kale Oo Dhalinyaro Ah
Ugu Danbeeyntii Musharaxa Hogaanka Dhalinyarada Gobolka Hiiraan Cabdinaasir Daahir Cilmi Oo Goobta Kahadlay Ayaa Waxa Uu Balan Qaaday In Uu Si Hufan Ugu Adeegi Doono Hadii Uu Kuguuleeysto Doorashaan
20ka Bishan June Ayaa Lagu Wadaa In Ay Magaalada Baladweyne Kadhacdo Doorashada Gudoomiyaha Dhalinyarada Gobolka Hiiraan Waxaana Codeey Doona 21 Ergo Ah Oo Kala Metelaya 5ta Degmo Ee Uu Ka Koobanyahay Gobolkani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here