DAAWO SAWIRADA} Sida Looga Xusay Magaalada Bualaburte 26 June

0
161

Munaasaba lagu xusayo 26 juun oo ah Maalintii ay Gobolada Waqooyi ee Dalkeenada Soomaaliyeed aay ka xoroobeen gumeystihii ingiriiska islamarkaana ay aheed maalintii Ciida Soomaaliyeed laga taago Calan Soomaaliyeed.

Munaasabada ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Taliyaasha  Ciidanka Xooga dalka Soomaliyeed ee ka howgalo Gobolka Hiiraan.

Xuska Caawa lagu qabtay Magaalada Bualaburte ayaa waxana ka qeyba galay Gudoomiyaha Dabmada bulaburte ee Gobolka Hiiraan iyo Saraalkiil ka tirsan Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa aan walaalahanahay ee Jabuuti.

zakariye Ali Raage

Raadio Hiiraanwey

Dagmada Bulaburte

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here