{DAAWO SAWIRADA} Sida Looga Xusay Magaalada Muqdisho 26 June

0
208

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hadda kaga qeyb galaya Guriga Dowldda Hoose ee Xamar munaasabad lagu maamuusayo sannad guurada 59-aad ee ka soo wareegtay xornimadii Gobollada Waqooyi ee dalka.

Munaasabaddan ayaa furitaan u ah Toddobaadka Xurriyadda Dalkeenna iyada oo maalmaha 26ka Juun ilaa 1-da Luulyo ay yihiin maalmo qiimo weyn ku leh sooyaalka ummadda Soomaaliyeed iyo halgankii gobonnimo doonka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here