{DAAWO SAWIRADA} Wafdi ka Socda Dowlada Soomaaliya oo Soo Gaaray Baladweyne.

0
215

Wafdigan oo hogaaminayey Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowlada Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Bare ayna qeeyb ka ahaayen Xildhibaano ka tirsan barlamaanka soomaaliya ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Baladweyne.

Masuuliyeen ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan ayaa soo dhaweeyey Wafdigan waxaa looso galbiyey gudaha Magaaalada Baladweyne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here