(DAAWO SAWIRADA) Wasiiro ka Tirsan Hirshabeelle oo Soo Gaaray Baladweyne

0
154

Wasiirada Arimaha Gudaha Maaliyada iyo Amniga Dowlad Goboleedka Hirshabeele ayaa soo gaaray Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Waxana Garoonka ku soo dhaweeyay Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan Cali muxumed caraale masuuliyiinta maamulka degmada Beledweyne

 

HU

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here