Dagaal Sababay Dhimasho iyo Dhawac oo ka dhacay Deegaanka Kala Beer Ee Gobolka Hiiraan

0
259

Ciidamo kala taabacsan Gudoomiyihii Xilka Laga Qaaday Ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed Iyo Gudoomiyaha Cusub Ee Aan Wali Shaqada Lawareegin Cali Maxamed Caraale Ayaa waxa uu dagaal Culus Oo Hubka Nuucyadiisa kala Duwan Leeysu Adeegsaday Kudhax maray Bar Gaadiidka lacagaha Looga Qaado Oo kutaala Deegaanka Kala Beeyr Oo 30km Dhanka Waqooyi kaga Beegan Magaalada Baladweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here