{DHAGEEYSO} Amaro la Dul dhigay Ciidamada iyo Taliyaasha Gobolka Hiiraan

0
352

Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida qeeybta 27 aad ee Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya Dhame Maxamed Cabdulle Adan ayaa amaro Cusub dul dhigay Ciidamada iyo Saraakiisha Gobolka Hiiraan kaasi oo ku aadan in aysan qeeyb ka noqon Xiisadaha ka daagan Gobolka Hiiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here