{DHAGEEYSO} Xildhibaan C/risaaq Cumar oo ka hadalay xaalada Magaalada Baladweyne.

0
230

Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa ku baaqay in nabad galyada laga shaqeeyo lana dhowro nabad galyada deegaanka.

Xildhibaanka ayaa tacsi u diray eheladii iyo qaraabadii iyo Shacabka reer Hiiraan oo uu ka baxay taliyihii qeybta Booliska Gobolka Hiiraan Gashaanle Sarre Maxamed Macoow Xalane.

Xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa ugu baaqay maamulka Hir-shabelle in ay xal siyaasadeed la timaado si loo dhameeyo muranka siyaasadeed ee ka taagan Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.

Gagabadii xildhibaan Cabdirisaaq Cumar Maxamed ayaa ugu baaqay waxgaradka iyo qeybaha bulshada ku nool Baladweyne in ay ka qeyb qataan dajinta xiisada Magaalada Baladweyne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here