{DHAGEEYSO} Maamulka Hirshabeelle Oo Sheegay in dadkii Gaalkacyo lagu laayey ay ku jireen dad reer Hirshabeellle ah.

0
121

dhawaan Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu dilay 9 Ruux oo shacab ah kuwaas oo kasoo kala jeedo Maamulada Kuufur galbeed iyo Hirshabeelle waxaana arintan ka hadlay Barlamaanka Hirshabeelle

Warbixintan waxaa inoo soo diray wariyaha Hiiraanweyn ee Jowhar.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here