{DHAGEEYSO} Wararkii Ugu Danbeeyey iyo Xiisada Deegaanka Kala-beer ee Gobolka Hiiraan

0
324

Waxaa xaalad kacsanaan ah oo wali ka taagan deegaanka kalabeyr oo qayaastii 21 KM u jira Magaalada Baladweyne.

Mid kamid ah Dadka deegaanka oo la hadlay Radio Hiiraanweyn ayaa faah fagin ka bixiyay sida ay deegaanka wax uga dhaceen.

Iska horimaadkaan ayaa dhaliyay muran la xiriiro Cida maamuleyso kontoroolka lacagaha looga qaado gaadiidka kabaxo iyo kuwa so galo Baladweyne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here