Hay’adda Nabad suggida oo sheetay in Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay

0
100

Sarkaal sare oo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa isku soo dhiibay dawladda Soomaaliya sidda ay shaacisay Hay’adda Nabad suggida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed.

Sarkaalkan ayaa lagu magacaabaa Mukhtar Mohamed Abdi waxaana uu ku magac dheer yahay (Mukhtaar Ganeey) waxaana la sheegay in markii uu isa soo dhiibayey in uu lasoo xariiray Hay’adda NISA.

Waxaa uu sheegay in Hay’adda Nisa ay u sahashay in uu isa soo dhiibo, islamarkaana uu kasoo goosto Al-Shabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here