Jarmalka oo ka adkaaday Koonfur Afrika

0
172

Jarmalka ayaa ciqaabay xulka Koonfur Afrika oo khaladaad sameeyay intii ay socotay ciyaarta ka tirsan Koobka Kubadda Adduunka ee Dumarka, iyaga oo sidaa hoggaanka ugu qabtay horrinta B.

Kooxdan oo labo jeer ku guulaysatay koobkan ayaa ku badin kartay goolal ka badan 4-0 ay hadda guushu ku raacday.

Xulka Koonfur Afrika oo la dhoho Banyana Banyana ayaana Faransiiska ka soo laabanaya iyaga oon hal dhibic keenay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here