Madaxweynaha Hirshabeelle oo Soo Gaaray Baladweyne.

0
382
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeele Maxamed Cabdi waare ayaa so gaaray Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
 
Maxamed Cabdi waare ayaa Waxana Garoonka ku soo dhaweeyay Wasiiro xildhibaano iyo Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan Cali muxumed Caraale,
 
Safarka madaxweyne waare ayaa waxaa uu salka ku hagaa sidii loo xalinlahaa Xiisada siyaasadeed ee Ka taagan Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here