Maxkamada Caalamiga ah oo shaacisay xilliga la dhagaysanayo dacwada Badda Soomaaliya iyo kenya

0
100

Maxkamada Caalamiga ah ee Cadaalada Adduunka ee ICJ ayaa ku dhowaaqday xilliga la dhagaysanayo dacwada Badda ee u dhexeyso Soomaaliya iyo Kenya.

Qoraal ka soo baxay Maxkamada ayaa lagu sheegay in ay bilaaban doonto 9da bisha September 2019 oo ku beegan maalin Isniin ah iyadoo dhamaan doonto 13ka September 2019 oo ah maalin Jimce ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here