Taliyahii Qeeybta Booliska Gobolka Hiiraan Oo Ku Dhintay Dagaal ka dhacay Deegaanka Kala-beer ee Gobolka Hiiraan

0
380

Taliyahii Qeeybta Booliska Gobolka Hiiraan Gaashanle dhaxe Maxamed Macoow Xalane ayaa lagu dilay Dagaal udhaxeeyo Ciidamo kala taabacsan Gudoomiyahii Xilka laga qaaday Yuusuf axmed Hagar iyo Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Cali Muxumed Caraalle.

Sidoo kale Dagaalka ayaa waxaa ku dhawacmay Taliye ku Xigeenkii Saldhiga Booliska Baladweyne Bashiir Cadaane

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here