Wasaaradda Arrimaha gudaha oo soo jeedisay doorashada Galmudug in laga wada shaqeeyo

0
153

Wasaaradda Arrimaha gudaha & Federalka Xukuumadda Somaliya ayaa war ka soo saartay Doorashada Maamulka Galmudug oo ay sheegtay Hoggaanka Maamulkaasi muddada xilkooda inuu ku eeg yahay 4-ta Bisha July.

Warsaxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliya ayaa lagu sheegay in si deg deg ah looga wada shaqeeyo dhameystirka hanaanka dimuqraadiyadeed ee doorashada & inay ku qabsoonto nabad & hufnaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here