Wasaaradda Caafimaadka oo sheegtay in Soomaaliya aysan ka jirin xilligan walaac laga qabo Cudurka Ebola

0
140

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka Jawaab celisay dareenka Bulshada Soomaaliyeed ee ku aadan xannuunka Ebola ee laga helay dalka Yugaandha.

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya Drs. Fowsiya Abiikar Nuur ayaa sheegtay in Soomaaliya aysan ka jirin xilligaan walaac ku aaddan inuu ka dilaaco Cudurka Eboola oo kiis ka mid ah laga helay Dalka Yugaandha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here