Wax ka ogoow Gabadhii astaanta u noqotay dibadbaxyada Suudaan oo tusaale xun usoo qaadatay Soomaaliya

0
182

Bar Twitter oo la sheegay in ay leedahay Alaa Saalax oo ah gabadh reer Suudaan ah oo ka mid aheyd dadkii horkacayay dibadbaxyada galaaftay madaxweynihii hore ee Suudaan, Cumar Xasan Al-Bashiir, ayaa barteeda Twitter-ka kusoo qortay erey ay dad badan dhibsadeen.

Waxay sheegtay in xaaladda Suudaan aysan la mid aheyn midda ka taagan dalka Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here