Al-Shabaab oo sheegtay Mas’uuliyadda Qaraxyo iyo weerar toos oo…..

0
159

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay Mas’uuliyadda Qaraxyo iyo weerar toos ah oo lagu qaaday Hoteelka Cascaseey oo ku yaalla Gudaha Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland.

Al-Shabaab ayaa sheegtay in Ciidamo ka tirsan ay gacanta ku hayaan Hoteelka,islamarkaana ay halkaasi ka waddaan toogashadda Mas’uuliyiinta Jubbaland iyo kuwa dowladda ee Hoteelka ku sugnaa.

Wararkii ugu dambeeyay Kismaayo ayaa waxa ay sheegayaan in Wali dagaal uu ka socdo Gudaha Hoteelka, islamarkaana Ciidanka Jubbaland ay waddaan howlgal weyn.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here