{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Waare oo ka hadlay Sababta Keentay In la babadalo Gudoomiyayaasha G,Hiiraan

0
218

Madaxweyne Waare oo ka hadlay Sababta Keentay In la babadalo Gudoomiyayaasha Gobolka Hiiraan

 

Dhinaca kale Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa bulshada gobolka ugu baaqay in ay la shaqeeyaan maamulka cusub ee gobolka, dhinaca kalana waxaa uu ka dalbaday shacabka in lagu dadaalo nabad-galyada oo muhiim u ah socodsiinta howlaha maamulka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here