(DAAWO SAWIRADA) Madaxweynaha Hirshabeelle oo la Kulmay Odoyaasha dhaqanka Baladweyne

0
139

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta Magaalada Beledweyne kula kulmay odayaasha Dhaqanka, Waxgaradka, aqoonyahanada, Dhalinyarada, iyo Qeybaha kaled duwan Bulshada Reer Hiiraan, waxaana uu kulanka uu ahaa mid la iska xog wareysanayay Horumarinta Gobolka, iyo ka shaqeynta Horumarinta Maamulka Dowliga ah.

Waxaana gaba gabada Kulanka Odayaasha Dhaqanka madaxweynuhu Ka raali galiyeen khilaafaadkii yaraa ee ka jiray gobolka, waxaana ay balanqaadeen in Maamulka Hirshabelle ay kala shaqeyn doonaan, dhinacyada Amniga, horumarka, iyo midnimada Gobolka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here