{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Jubbaland & Xildhibaano ku kulmay Goobweyn

0
155

Madaxweynaha Dowlad  Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo Jimco ah Masuuliyiin iyo dadweyne kala duwan wakhti kula qaatay Deegaan dalxiiseedka Goobweyn e duleedka Magalada Kismaayo.

Masuuliyiin katirsan labada gole ee Dowlad Goboleedka Jubbaland Xildhibaano Federaal ah Odayaal dhaqan iyo dadweyne kale ayuu Madaxweynahu halkaas kula qadeeyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here