{DAAWO SAWIRADA} Munaasabadda Xilwareejinta Gudoomiyaha  cusub ee Gobolka Hiiraan oo Hada Bilaabatay

0
327

Munaasabadda Xilwareejinta Gudoomiyaha  cusub ee Gobolka Hiiraan ayaa hada  si tuus ah uga bilaabatay Hoolka Xarunta Maamulka Gobolka

Xaflada ayaa waxaa kusugan gudoomiyihii horre Yuusuf Axmed Hagar dabageed iyo Madaxweynaha Maamulka Hirshabelle saraakiil ka socoto AMISOM iyo qaar kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka soomaaliya