{DAAWO SAWIRADA} Wafdi Ka Socda Dowladda Iyo Xubno Ka Tirsan QM Oo Gaaray Baydhabo

0
89

Wasiirka Haaweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Marwo; Deeqa Yaasiin iyo Pramila Patten oo ah ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabbilsan tacaddiyada galmada ayaa booqasho ku tagay Magaalada Baydhabo.

Wafdigan ayaa waxaa Magaalada Baydhaba ku qaabbilay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Koofur Galbeed, C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen).

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here