{DHAGEEYSO} Waa Sidee Xaalada Dadkii ka Barakacay Dagaal Beeledkii Dhawan ka dhacay Deegaano hoostaga Degmada Matabaan

0
135

Gudoomiye ku xigeenka Amniga Degmada Matabaan Ducaalle aadan Cabdi ayaa faah faahin ka bixiyey Xaalada dadkii ka barakacay Dagaal beelledkii dhawaan ka dhacay deegaano hoostaga degmada Matabaan.

Gudoomiye Ducaalle ayaa sheegay in dagaaladasi ay ka barakaceen in ka badan Tobonkun oo qoys kuwaas oo hada ku Nool inta udhaxeeyso Degmooyinka Maxaas iyo Matabaan waxaana ugu baaqay in la caawiyo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here