Markab sido xoolo oo ka ambabaxay dekadda Berbera oo dekadda jidda lagu xanibay

0
177

markab sido xoolo oo ka ambabaxay dekadda Berbera ee Soomaaliland oo dekadda jidda lagu xanibay s

Dawladda Sucuudiga ayaa dekedda magaalada Jidda ku xannibtay Markab siday xoolo, kaasi oo ka dhoofey dekedda magaalada Berbera.

Wararka oo aan ka helay masuuliyiin ka tirsan Maamulka Soomaaliland  oo ku sugaa dalka Sucuudiga ayaa sheegaya in sababta loo xannibay Markabkan ay tahay: in aanu haysan shahaadadii caafimaadka xoolaha ee dawladda Soomaaliya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here