Masuuliyeen ka Tirsan Dowlada Soomaaliya Oo Ku dhintay Weerarkii Lagu Qaaday Kismaayo

0
327

Weerarkii kismaayo waxaa la xaqeejiyay in laga soo bad baadiyay Xildhibaan Caana Nuug iyo Senator Iftiin Xasan Baasto, oo ka mid ah Xildhibaanada labada aqal.

Sidoo kale waxaa qaraxa ka bad baaday xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo ku sugnaa Maamuus garden, oo aad ugu dhaw Hotelka Cas caseey oo weerarka Lagu qaaday, sida uu xaqeejiyay xildhibaan maxamed Xasan idiris oo ka mid ah Xildhibaanada aqalka Hoose ee Dowladda soomaaliya