WAR DEG DEG Ah:.Gudoomiye Caraalle oo la Wareegay Xafiisyada Maamulka G.Hiiraan

0
201

Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan Cali Muxumed Caraalle ayaa manta la wareegay dhamaan Xafiisyada Maamulka Gobolka Hiiraan oo ay ku sugaanayen Ciidamada Gudoomiyahii Hore ee Gobolka Hiiraan Yuusuf axmed Hagar

Ciidamo ka amar qaata Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Hiiraan Cali Muxumed Caraalle ayaa la wareegay dhamaan Xafiisyada waxaana manta ku shaqa bilaabay Gudoomiye Caraalle 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here