WAR DEG DEG Ah:.Kulan Caawa Dhaxmaray Gudoomiyaha Cusub ee G.Hiiraan iyo Yuusuf Dabageed

0
189

kulan caawa Baladweyne ku dhaxmaray Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan Cali Muxumed Caraale iyo Gudoomiyihii xilka horay looga qaaday ee Yuusuf Dabageed ayaa waxaa looga hadlay sida lagu xalin karo dhibaatooyinka ka taagan Magaalada Baladweyne ee udhaxeeyey Maamulka Gobolka Hiiraan

Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kuwaas oo qeyb ka ahaa dhameynta Muranka ka siyaasadeed ee maal mahaan ka taagnaa Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.

Ilo xog ogaal ah ayaa Radio Hiiraanweyn usheegay in la gaaray is afgarasho hor dhac ah kadib kulamadii caawa ka dhacay Magaalada Baladweyne

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here