{DAAWO MUQAALKA} Baladweyne oo laga cabanaayo dadka isticmaalo Maandooriyah

0
151

Mudooyinkii danbe waxaa qaar kamid ah xaafadaha Magaalada Baladweyne ay ka cabanayeen dhalinyaro isticmaalo waxyaabaha maanka dooriyo kuwaas oo mararka qaar werar ku qaado guryaha iyo goobaha Ganacsiga.

Culimaa udiinka waxgarad iyo gudoomiyihii horre ee Gobolka Hiiraan Cabdulaahi Axmed Maalin sufuroow ayaa warbaahinta Hiiraanweyn uga waramay dhibaatada ay ku hayaan dadka isticmaalo waxyaabaha maanka dooriyo Xaafadaha Magaalada Baladweyne.

 HOOS KA DAAWO MUQAALKA 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here