{DAAWO MUQAALKA} liiska Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Jubbaland oo La Shaaciyay.

0
130

Guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Doorashooyinka Jubbaland ayaa caawa ku dhawaaqay liiska Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka labaad ee Dowlad Goboleedka Jubbaland.

halkan waxaan idinkugu soo gudbinaynaa shirka Jaraa”id ee guddigu ay ku shaacinayeen Xildhibaanada Baarlamaanka labaad.

    HOOS KA DAAWO MUQAALKA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here