{DHAGEEYSO} Dowlada Hoose Ee Baladweyne Oo Canshuur Kusoo Rogtay Shacabka Baladweyne.

0
125

Duqda Magaalada Baladweyne Safiya Shiikh Xasan Jimcaale ayaa shaacisay in Manta oo ay taariikhda ku Beegan Tahay 13-8-2019 ay bilaabi doonto Canshuurtii kala duwan Sida Canshuurta Bariga

Canshuurta Hantida Maguurtada ee gaarka loo leeyahay guryaha iyo Beeraha canshuurta Gawaarida Bajaajka Xamuulka iyo kuwa Raaxada iyo Canshuurta Goobaha Ganacsi.

duqda magalada baldweyne oo ka hadashay canshuurta

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here