Puntland oo War ka soo saartay Xildhibaanada cusub ee Jubbaland

0
97

Maamulka Puntland ayaa u hambalyo u diray Xildhibaanada Cusub ee Baarlamaanka Labaad ee Jubbaland, sidoo kale Puntland waxay bogaadinaysaa sida ay u socoto hanaanka Doorasho ee Jubbaland.

Puntland ayaa taageereysa madaxweynaha uu xiligiisu dhamaaday Axmed Madoobe oo mar kale u hanqal taagaya inuu xilka qabto, iyadoo arrintan ay ku soo aadeyso xili liis kale oo xildhibaano ah looga dhawaaqay Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here