{AQRISO} Soomaaliya oo gudbisay warbixintii taariikhiga ahayd ee CRC

0
91

Wasiirka Haweenka & Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Marwo Deeqa Yaasiin ayaa ku dhawaaqday soo saarista Warbixinta Billowga ah ee Soomaaliya ee ku aadan fulinta axdigii caalamiga ah ee Xuquuqda Carruurta (CRC). Warbixintani waxaa la soo saaraya ka dib markii Soomaaliya ay noqotay waddankii 196aad ee saxiixa axdigaan sannadkii 2015ka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here