{DAAWO MUQAALKA} Axmed Madoobe oo arimo Xasaasi ah ka hadlay Hanjabaad culus hawada soo mariyay

0
181

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta markii ugu horeesay Warbaahinta kula hadlay magaalada Kismaayo tan iyo markii dib loogu doortay doorasho muran badan dhalisay.

Axmed Madoobe ayaa ka hadlay arimo badan ay kamid ahaayeen Doorashadii ka dhacday Kismaayo, Xariga Wasiirka Amniga Jubbaland iyo xayiraada dowlada federaalka Soomaaliya kusoo rogtay diyaaradaha ka yimaada magaalada Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here