{DAAWO MUQAALKA} Madaxweyne Farmaajo oo Amaan Kala Dul dhacay Xaaf iyo Ahlu-suna

0
242

Hadal-jeedintii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ku soo afmeeray Shirka Dib-u-heshiisiinta Galmudug.