{DAAWO MUQAALKA} Odayaasha Dhaqanka Gobalka Hiiraan Oo Eedeyn kulul ujeediyay Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre

0
444

Odayaasha Dhaqanka Gobalka Hiiraan Oo eedeyn kulul ujeediyay Ra’iisul wasaare Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo ay sheegeen in uu yahay kali talis