{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Soomaaliya Oo Gaaray Magaaladda Dhuusamareeb

0
176

Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweyne Xaaf ayaa Gaaray Magaaladda Dhuusamareeb halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyay.