{DAAWO SAWIRADA} Madaxweyne Ku-Xigeenka Puntland Oo Tababar Usoo Xiray Ciidamo Cusub

0
99

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa tababar usoo xiray  250 Askari oo ka tirsan ciidanka Birmadka Madaxtooyada oo muddo 8-bilood ah uga socdey xerada 54-aad ee taliska ciidanka Daraawiishta Puntland.

Xidhitaanka tababarkani ayaa waxaa Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland ku wehelinaayey Masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha Dowladda, Taliyaha Ciidanka Daraakiishta, Taliyaha Ciidanka Booliska, Guddiga La-taliyayaasha Arrimaha Ciidanka ee Madaxweynaha, Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Puntland iyo saraakiil ka tirsan ciidanka Daraashiishta Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here