FAAH FAAHIN Dagaal Culus oo Caawa Ka dhacay Magaalada Marka

0
156

Dagaal u dhexeeya al shabaab iyo ciidamada dowlada  isla markaana ahaa mid xoogan ayaa lagu soo waramayaa inuu hadda ka socdo magaalada marka ee xarunta gobolka shabeelaha hoose,

Al shabaab ayaa weerarka soo qaadey sida ay Radio Hiranweyn u sheegeen dadka ku sugan Magaalada Marka

Dagaalka ayaa la sheegayaa in ilaa hada u socdo waxana ka dhashay khasaaro labada dhinac ah inkastoo aan la ogeyn qasaaraha ka so gaaray dadka deegaanka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here