Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo Magacaabay Guriga ka shaqeeyo Furista wadooyinka Muqdisho

0
85

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa magacaabay gudiga dib-ufurista wadooyinka xiran ee magaalada Muqdisho taas oo ay baahi weyn u qabaan shacabka caasimada.

Gudigaan la magacaabay waxaa guddoomiye u ah guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir Mohamed Cabdulaahi Tuulah

Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Filish ayaa 29 bisha August 2019 balan qaaday in uu dib u furi doono wadooyinka Muqdisho kuyaala ee xiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here