Xidigaha Xulka Qaranka Soomaaliya oo fariin qiiro leh u soo diray shacabka Soomaaliyed, kahor kulanka Galabta

0
120

Xidigaha xulka qaranka dalkeena soomaaliya ayaa waxay fariin qiiro leh u soo direen shacabka soomaaliyeed, kahor kulan galabta ay la dheeli doonan xulka Zimbabwe.

Xulka qaranka soomaaliya ayaa galabta kulan adag la dheeli doona xulka Zimbabwe, kaasoo ah lugta labaad ee is reeb-reebka dhacdada koobka adduunka ee 2022-ka lagu qaban doono dalka Qatar.

Wiilasha Ocean Stars ayaa wajiyadooda laga dheehanayay farxad aad u weyn iyago sheegay iney guul ka gaari karan dhigooda Zimbabwe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here