Xulka Qaranka Kubada Cagta ee Soomaaliya ayaa 1 iyo 0 kaga Adkaaday Xulka Zimbabwe

0
119

Xulka Qaranka Kubada Cagta ee Soomaaliya ayaa 1 iyo 0 kaga Adkaaday Xulka Qaranka Zimbabwe Ciyaar katirsaneyd isreeb reebka Koobka Aduunka ee 2022 lagu qaban doono Wadanka Qadar.

Ciyaariyahanka Xulka Soomaaliya ee Anwar Shakunda ayaa Goolka udhaliyay Xulka Soomaaliya Daqiiqadi 87aad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here