{DAAWO MUQAALKA} Gudoomiye Caraale: Ayaa Yiri Dhawaan ayaa La bilaabayaa Dhismaha Garoonka Diyaaradaha Ugaas khaliif.

0
99

Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Muxumed Caraale ayaa maanta Kormeeray ku tagay Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee Magaalada Beledweyne kaas oo xirnaa maal mahii la so dhaafay.

HOOS KA DAAWO MUQAALKA