{DAAWO MUUQAALKA} Ahlununna oo Kasoo horjeesatay Gudiga Dowlada Somalia umagocowday Dhismaha Galmudug

0
105

Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheikh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa qaadacay guddiga Farsamada ee Dowladu ku dhawaaqday toddobaadkii hore.

Guddigan waxaa horey u qaadacay qaar ka mid ah musharaxiinta Galmudug halka Madaxweynaha maamulkaasi Axmed Ducaalle Xaaf uu taageeray