{DAAWO SWIRADA} Gudomiyaha Gobalka Hiiraan oo Gaaray Dagmada Jalalaqsi

0
136

Gudomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Muxumed Caraale ayaa gaaray dagmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan si uu xal loog  gaaro xiisda u dhaxeyso AMISOM Iyo Maamulka Dagmada Jalalaqsi

Cali Caraale ayaa hada kulan kula leh Saraakiisha Ciidamada Amisom iyo madaxda maamulka degmada Jalalaqsi Gar Ahaan xarunta ciidamada Amisom ay ku leeyihiin Duleedka degmada Jalalaqsi sida ay Hiiraanweyn u heegeen Masuuliyiin la socoto Gudoomiyaha Gobolka.

 

Waa Marki ugu Horaysay ee u Gudomiye Carale Boqdo Degmo ka Mid Ah Degmoyinka Gobalka Hiiraan tan Iyo marki Lo Magacabay Xilka Gobalka Hiiraan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here